SHEEKO QOSOL AH

   SHEEKO QOSOL BADAN
Halkani waxaan kugula wadaageynaa sheekooyin qosol badan oo gaaban, waxa ay isugu jiraan ila qosol, Kuwo reer Mudug ah iyo sheekooyin ku saabsan guurka.
Sheekooyinkani kaliya ma ahan sheekooyin qosol badan ee sidoo kale waa sheekooyin xikmad leh.
Marka la soo hadal qaado sheekooyinka kuwooda ugu qosolka badan, dhalinyaro badani waxaa qalbigooda ku soo dhaco sheekooyin qosol badan gaar ahaan kuwo ku saabsan Reer Mudug.
Maxaa yeeley dhalinyaradu aad ayey u xiiseysaan sheeko qosol badan oo reer Mudug ah, qaasatan kuwooda qosolka leh.
Sidoo kale waxaa jiro dhalinyaro doob ah oo iyana ka helo sheekooyinka kuwooda ku saabsan guurka. Hadaan hadalka sii jilciyo sheeko wasmo ah. Dabcan in laga sheekeeyo ma ahan sheeko wasmo ah mana ahan wax qurux badan laakin dhalinyaro beey dooqoodu tahay.

Comments